Taliye Xijaar oo sheegay dhibaato oo heesata ciidanka Booliiska ee ka howlgala Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay u muuqatay mid ammaankeeda uu faraha kasii baxayay, waxaana magaalada ka dhacayay dilal ay geesanayaan kooxo hubeesan, askar katirsan ciidanka dowladda iyo ciyaal weero. Ciidamada booliiska ee ka howlgala degmooyinka gobolka Banaadir ayaana ku guuldareestay wax ka qabashada xaalada ammaan daro ee kusoo korortay qeybo badan oo kamid ah … Continue reading Taliye Xijaar oo sheegay dhibaato oo heesata ciidanka Booliiska ee ka howlgala Muqdisho